Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Balcad mude Abdihakiin hussein islow ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada xiritaanka Gudiga Nabada iyo xasilinta Degmada Balcad
Xubnaha gudiga aya ka kooban 21 xubnood oo laga soo xulay bulshada qeybaheeda kala dun sida culumada dhaqanka ganacsatada haweenka iyo Dhalinyarada
Munaasabada waxa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Hirshabelle Mudane Nur Hassan Muse Agaasimaha Waaxda Dawladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane yaxe Cumar xersi
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Abdirahman Daahir Guure (karoore) ayaa soo xiray munaasabada lagu soo xulayey gudiga Nabada iyo Xasilinta Degmada Balcad oo ka kooban 21 xubnood.










