Degmada Balcad ee G/Sh/Dhexe oo maanta la iskugu soo baxay Tukashada Salaad Roob-doon ah kadib Markii la waayay Roobabkii la filanaayay Sanadahii Dambe,Cullimada,Ardayda Iskuulada iyo Dugsiyada iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan iyo maamulka degmada ayaa saladda Roob doonka ah ku oogay Fakaaraha Garoonka Weyn ee Kubadda Cagta Dr Ayuub Jeenyo Ee Degmada Balcad.
Maamulka iyo Shacabka degmada Balcad oo maanta goob fagaare ah ku oogay Salaad roob doon ah.
By Web Editor
0
0
Previous article




