Sunday, November 16, 2025

SoDMA oo magacawday Agaasimaha Sanduuqa Maareeynta Khataraha Musiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u Magacabay Cabdullaahi Maxamuud Diiriye, Agaasimaha Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Musiibooyinka ( Director for National Disaster Risk Management Fund).

Gudmoomiyaha ayaa asagoo tixraacaya SHARCI Lr.17 kaas oo qodobkiisa 8-aad farqadiisa 2-aad 3-aad Iyo 4-aad uu dhigayo in Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ay abuurto Sanduuq dhaqaale oo ay ka qeyb galayaan ganacsatada iyo dadweynaha Soomaaliyeed kaas oo loogu talo galay in looga jawaabo Xaaladaha Deg-Deg ee Musiibooyinka Dalka lasoo gudboonaada ( Emergency Response ).

Mudane Diiriye ayaa lagula dardaarmay in uu hoowshiisa u guto si xilkasnimo leh, Allana uga baryay in uu u Fududeeyo Masuuliyadda loo igmaday.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles