Friday, July 4, 2025

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kaxda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Md. Cabdirisaaq Maxamed Sheekh Cabdullaahi u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Kaxda ee G/Banaadir. Waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Kaxda laga qaaday Md. Cabdiwali Xasan Nuur.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Kaxda in uu dardargeliyo howlaha shaqo ee loo idmaday.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles