Tuesday, June 17, 2025

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka difaaca.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo booqasho ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha arrimaha difaaca ee dalka Qatar Mudane Sucuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan aala tani.

Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimo badan oo la xiriira adkeynta iskaashiga iyo horumarinta xiriirka labada dal.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil sare oo labada dal ka socda.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles