Wednesday, June 18, 2025

Ku dhawaad 500 arday oo maanta degmada balcad ugu fariisatay Imtixaanka Qaran ee Fasalka 12-aad.

Ardayda iskugu jirta gabdho iyo wiilal oo gaareysa ku dhawaad 500 oo arday ayaa maanta degmada balcad ugu fariistay imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee dugsiyada sare oo ay qaadeyso dowlada soomaaliya.

degmada balcad waa sanadkeedii 10aad ee ka qeyb galayaan ardaydooda imtixaanka ay qaadeyso dowlada soomaaliya.

waxaa daah fruray imtixaanka maamulka degmada iyo kormerka waxbarshada degmada balcad.

Guud ahaan ardayda soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu fariistay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12aad ee dugsiga sare.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles