Friday, March 14, 2025

Wasiir-kuxigeenka warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir uga qayb galay dalka Jarmalka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ay wehliyaan Safiirka Soomaaliya ee dalka Jarmalka Ambassador Cabdicasiis Farabadane, Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Wasaaradda Warfaafinta iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Baarlin ee caasimada dalka Jarmalka uga qaybgalay shirka Sanadlaha ee ITB Berlin.

Shirkaan waxaa qeyb galay madax ka socotay dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Shirkaan Caalamiga ah ayaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan dalxiiska dabiiciga ah ee Soomaaliya iyo fursadaha maalgashi ee dhanka dalxiiska ee dalkeenna ka jira.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles