Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dardargelinaya dagaalka ka dhanka ah Shabaab.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa sheegay in ay guuldareysteen isku dayadoodii ay khawaarijtu ku weerareen degaannada Caddoow-Gureey, Al-Kowsar iyo Ceel Cali Axmed.

Madaxweynaha oo kormeer dhiiragelin ah ugu tagay ciidanka macawiisleeyda Shabeellada dhexe ee ku suagn degaanka Juxaay ee qaybta ka ah howgalka lagu ciribtirayo khawaarijta ayaa intaa raaciyay in aysan ka hari doonin argagixisada meel kasta oo ay galaan.

Hoggaanka ciidanka macawiisleeyda ayaa wacad ku maray in ay goob walba ku weerari doonaan Khawaarijta.

“Lama joogo waqti aan gacmaha ka laabbano damaca gurracan ee Khawaarijta, waxaana guud ahaan Hirshabeelle ka socdo dagaal geeri ama gobanimo ah.”

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles