Saturday, February 22, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliska oo dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga Qur’aan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Dugsiga Qur’aanka oo si casriyeysan loogu dhisayo Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed.
Dhagax-dhiga dugsiga kadib Taliyaha ayaa kormeeray dib u habeyn lagu sameeyey gudaha Xarunta lagu Barbaariyo Caruurta Boliiska oo uu maamul cusub ugu magacaabay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada aqoonta iyo goobta wax lagu baro da’yartan soo koraysa.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles