Wednesday, January 15, 2025

Masar oo sheegtay in Ciidankeeda Dhoolatus Militari ay la sameyn doonaan Ciidanka Soomaaliya.

Ciidamada Masar iyo Soomaaliya ayaa dhoolatus militari oo wadajir ah kaas   oo ay ka qeyb qaadanayaan ciidamada  dhulka, badda iyo cirka waxay ku sameyn doonaan gudaha Soomaaliya , yadoo tani noqoneyso oo markii ugu horreysay taariikhda ee dalalka Soomaaliya iyo Masar ya sameyaan dhoolatus la dhacaya dhacaya gudaha Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil Masaari ah.

Lama sheegin xilliga dhoolatuska uu ka billaabanayo iyo tirada ciidamada ka qeybgalaya, iyadoo ay ku soo aadayso xilli labada dal ay sare u qaadeen iskaashigooda military.

Dawlada Masar ayaa dooneysa im Soomaaliya ay y soo dirto  kuma naan askarreeda ah iyo Gaadiidla Gaashaaman, oo saldhigyo  Gudaha gobolada Soomaaliya kana  qayb galaya howlgalka Cusub  nabad ilaalinta Midowga Afrikaee Soomaaliya dhawaan ka bilaabayanaya iyadoo sidoo kale ay Ciidanka Masar gacan ka geysanayaan dib u dhiska ciidanka Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles