Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maanta oo ku beegan 18 Agosto inay albaabada isugu laabayaan dhammaan ganacsiga Suuqyada ku yaal magaalada Muqdisho, illaa looga helayo cabashadooda .
Arintaan ayaa ku soo aadeysa dib markii Wasaaradda Maaliyadda ay soo rogtay canshuuraha iibka loo yaqaan VAT oo laga qaadayo Merchant oo ah akoonada ganacsiga.