Sample Category Title
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...
Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.
Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...
Ciro oo ka hadlay aqoonsiga Israa’iil iyo dagaalka ka dhacay Sanaag.
Madaxweynaha Somaliland ayaa xalay kulan afur iyo casho-sharaf isugu jira Madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’u-diinka Somaliland, Waxa uu culimada...
Wasiirada 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 XFS oo ka hadlay ilaalinta nidaamka sharci ee ganacsiga.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay...

