Saturday, August 2, 2025

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐞𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaali Mohamed Hassan Mohamed ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka ku qaabilay hoggaanka Somalia Medical Association (SMA) si ay ula wadaagaan qorshahooda cusub.

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale ugu hambalyeeyee Dr. Luul oo markale loo doortey in ay dib u hogaamiso Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa uuna kula dar daarmey in ay sii laba jibaaraan dadaalidii ay horey u wadeen, Ururka ayaana ka mahadceliyey qaabilaada Wasiir ku xigeenka ayagoo tilmaamey in ay markasta diyaar u yihiin wada shaqeynta Wasaaradda iyo in ay qaataan doorkooda.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an horumarin iyo tayeynta Caafimaadka Caafimaadka Soomaaliya taasoo qeyb ka ah yoolka guud ee Wasaaradda Caafimaadka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles