Xildhibaanada golaha deegaanka degmada balcad ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 1-aad kullankiisa 3-aad kaasi oo uu shir gudoomiyay Gudoomiyha golaha deegaanka degmada balcad ahna duqa magaalada mudane qaasim cali nuur. Kulankan ayaa
Xoghayaha dowlada hoose ee degmada balcad mudane c,xkiin xuseen islow looga dhageystay Hagaajinta canshuuraadka iyo daqliga degmada balcad asigoo si faahfahsan ugu sharaxay xildhibaanda kalfadhigaan ayaa si rasmi ah waxaa u furay gudoomiyha golaha deegaanka degmada balcad ahna duqa magaalada mudane qaasim cali nuur furdug ayaa wuxuu sheegay inuu sii socon doono kulankan.




