Saturday, December 20, 2025

Xamaas oo Xaqiijisay inay diyaar u tahay Heshiis lagu soo Afjarayo Dagaalka Qaza

Kooxda Xamaas ayaa bayaan ay soo saartay arbacadii shalay ahayd, ku xaqiijiyay in ay diyaar u yihiin in ay gaaraan “heshiis dhameystiran” kaas oo qayb kamid ah lagu siideynayo la haystayaasha oo lagu baddalo tiro maxaabiis ah oo falastiiniyiin ah oo lagu heshiiyey in lagu soo afjaro dagaalka Marinka Gaza

Hadalka Xamaas ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu baaqay kooxda in la sii daayo 20-ka qof ee la haystayaasha ku haray gacantooda

Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ku yiri “U sheeg Xamaas inay si degdeg ah u soo celiso 20-ka qof ee la qafaashay (ma aha laba, shan, ama todoba!), arrimuhuna si degdeg ah ayay isu beddeli doonaan, dagaalkuna wuu dhammaan doonaa.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles