Friday, April 10, 2026

Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar .

Wafdigaaan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,kadib markii ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhaweyn.

.Wafdiga ayaa dalka u yimid, si ay uga qeyb galaan munaasabadda soo dhoweynta Markabka qodaya shidalaka Çağrı Be oo shalay ku soo xirtay Dekedda Muqdisho.

Dhinaca kale, Dekedda Muqdisho waxaa goor dhow ka bilaabanaya munaasabadda soo dhaweynta markabka Çağrı Bey, oo si rasmi ah u bilaabaya hawlaha qodista shidaalka Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles