Wednesday, February 4, 2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa booqasho sharafeed ugu tagayMadaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Thabo Mbeki.

Booqashada Wasiirka ayaa diiradda lagu saaray is-weydaarsiga aragtiyo ku saabsan gobolka iyo guud ahaan qaaradda Afrika, iyo sidoo kale doorka hoggaamineed ee Madaxweyne Thabo Mbeki ku leeyahay nabadda, dib-u-heshiisiinta, iyo horumarinta qaaradda Afrika.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles