Saturday, June 21, 2025

Wasiir ku xigeenka wasarada waxbarasha hirshabelle oo degmada balcad ka daah furay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad.

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarshada dowlada hirshabelle iyo masuuliyiin ay kamid yihiin xildhibaan xasan maxamed xaaji,kormeerka waxbarashada degmada balcad,gudomiye kuxigeenka amiga ahna kusimaha gudomiyaha maamulka degmada balcad iyo xogheeyaha dowlada hoose e balcad ayaa si rasmi ah maanta degmada balcad ugu daah furay imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee ay qaadeyso dowlada hirshabelle.

ku dhawaad 1,200 oo arday ah ayaa u fariistay degmada balcad sanadkaan kuwaasi oo ka kala yimid 24 iskuul oo ku yaala degmada balcad iyo deegaanada hoos yimaada.

Masuuliyiintan booqday arday ayaa u rajeeyay guul iyo natiijo wanaagsan inay la yimaadan dhanka kale na waxay ardayda ugu baaqeen inay dadaalan.

degmada balcad sanadkasta ayay ka qeyb qaataan ardydooda imtixaanadka ay qaadeyso dowlada federaalka soomaaliya iyo dowlad goboleedka hirshabeelle.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles