Tuesday, December 2, 2025

Wasiir dowlaha arrimaha dibadda oo la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Aljeeriya.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo ballaarinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya.

Labada dhinac ayaa isdhaafsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee Afrika, waxayna sahamiyeen hindiseyaal wadajir ah oo lagu horumarinayo wadashaqeyn dhow oo ka dhexeysa dowladaha walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Aljeeriya.

Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego).

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles