Wednesday, July 30, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray Laascaanood.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), oo ay qeyb ka yihiin wasiirro, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Timacadde iyo senatarro ka tirsan Aqalka Sare, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Wafdigan ballaaran ayaa magaalada Laascaanood u tegay si ay uga qeyb-galaan Shirweynaha dhameystirka maamul-dhiska SSC-Khaatumo oo maanta halkaas ka furmaya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles