Sunday, April 5, 2026

Trump oo war cusub ka soo saaray badbaadinta socotay

Trump ayaa qoraal uu soo dhigay barta Truth Social ku sheegay in milatariga Mareykanku ay “tobaneeyo diyaaradood” u direen Iiraan si ay u soo badbaadiyaan xubinta shaqaalaha ah ee maqnaa.
Trump ayaa ku tilmaamay goobta uu ku sugnaa sarkaalka maqnaa in ay tahay “gadaasha khadka cadowga ee ku dhex taal buuraha halista ah ee Iiraan”.
Wararkii hore ayaa soo sheegayay in xubinta shaqaalaha ah ee maqnaa laga yaabo inuu ku sugan yahay aagga buuraleyda ah ee gobolka Kohgiluyeh iyo Boyer-Ahmad, oo ku yaalla degaannada koonfur-galbeed ee Iiraan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles