Wednesday, July 30, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga.

Wafdiga Ciidanka XDS ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidan ee Dalka Talyaaniga, waxaana ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dalka Talyaaniga Jeneraal Luciano Portolano iyo saraakiil kale.

Taliye Odawaa ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Dalka Talyaaniga iyo saraakiisha kale ee taliskiisa, waxayna ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Ciidmaada labada dal.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles