Wednesday, September 3, 2025

Soomaaliya oo Safiir cusub u magacowday Suuriya

Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka Suuriya, Mudane Asad Xasan Al-Shiibaani.

Danjire, Abiib iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles