Wednesday, February 25, 2026

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda.

Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyo shacabka walaalaha ah ee Dowladda Kuwait.

Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal, waxayna rajaynaysaa in la sii xoojiyo iskaashiga iyo wada shaqeynta ku dhisan is-ixtiraam, walaaltinimo, iyo horumarka labada Dal.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles