Sunday, February 1, 2026

RW Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaruhu oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyay in Af-Carabigu yahay luqadda labaad ee rasmiga ah ee Soomaaliya, isla markaana uu leeyahay door muhiim ah oo ku saabsan dowal dhiska iyo sharci dejinta midnimada bulshada iyo horumarinta waxbarashada iyo dhaqanka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles