Friday, February 20, 2026

Q.M oo ku baaqay in Tanaasul ay muujiyaan madaxda DFS iyo hoggaanka Mucaaradka.

Qaramada Midoobay ayaa bogaadisay wadahadalladii u dhexeeyay xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo looga gol leeyahay in xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee taagan.

Wakiillada beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida inay muujiyaan tanaasul iyo isfaham si dalka looga saaro marxaladda kala guurka ah, loona xoojiyo xasilloonida siyaasadeed.
Qaramada Midoobay waxay sidoo kale ku ammaantay madaxda Soomaalida dulqaadka ay muujiyeen, taas oo suurtagelisay in shirka uu qabsoomo, isla markaana la abuuro jawi wadahadal.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles