Friday, February 27, 2026

Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.

Militariga Pakistan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay dileen 22 dagaalyahan intii lagu guda jiray howlgal ku saleysan xog sirdoon oo laga sameeyay degmada Zhob ee gobolka Balochistan.

Sida lagu sheegay bayaan uu soo saaray waaxda xiriirka dadweynaha ee militariga Pakistan, 25-kii Febraayo ayay ciidamada ammaanka fuliyeen howlgal ku saleysan xog sirdoon oo ka dhacay degmada Zhob.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles