Maxkamadda Ciidamadda ayaa Saakey Dil Toogasho ah ku Fulisay Anas C/qaadir Cali Maxamuud “Salmaan” iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka AlShabaab, gaar ahaan qeybta Qaraxyada iyo Dilalka gaadmada ah,
Waxay magaaladda Gaalkacyo qeybta Puntland ku dileen Haldooro ahaa labeenta Bulshadda oo ay ka mid yihiin Nabadoono.




