Tuesday, December 23, 2025

Maxamuud Khaliil oo u ololeeye Falastiiiniyiinta oo la amray in laga musaafuriyo Mareykanka

Garsoore ka tirsan hay’adda socdaalka oo ku sugan gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka ayaa amar ku bixiyay in Maxamuud Khalil, oo ah u ololeeye taageersan Falastiiniyiinta, laga masaafuriyo dalka laguna celiyo Algeria ama Suuriya, sababo la xiriira in uu ka tagay xog muhiim ah oo ku saabsan codsigiisa kaarka la yiraahdo green card.

Mr. Khaliil – oo ah qof si sharci ah deggenaasho ugu haysta Mareykanka – ayaa la xiray muddo ka badan boqol maalmood horraantii sanadkan, xilli maamulka Trump uu cadaadis saarayay mudaaharaadyada ardayda ee ka dhanka ah dhaqanka Israel ee marinka Qasa.

Qareenadiisa ayaa sheegay inay racfaan ka qaadan doonaan go’aankaas. Mr. Khaliil ayaa sheegay inaysan “la yaab ku ahayn” in dowladda ay sii waddo aargoosiga kaga imanaya xorriyaddiisa hadalka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles