Wednesday, August 20, 2025

Madaxweynaha JFS oo xariga ka jaray xarunta mashruuca Nagaad.

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, oo ay wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray Xarunta Mashruuca Nagaad ee Galmudug, kaasoo ay fuliso Dowladda Hoose ee Dhusamareeb.

Madxweynaha ayaa shalay safar ku tegay Dhuusamareeb isagoo halkaa u tegay inuu la kulmo qaybaha kala duwan ee bulshada sidoo kalena xarigga ka jaro mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey deegaannada Galmudug.

Sidoo kale safarka Madaxweynaha ayaa ku saleysan dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, isagoo xoogga saari doona abaabulka bulshada iyo dhiirrigelinta ciidamada naftooda u huraya xoreynta dalka.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles