Wednesday, January 7, 2026

Madaxweynaha Colombia oo digniin u direy Madaxweynaha Maraykanka

Madaxweynaha Dalka Colombia Gustavo Pedro ayaa sheegay in uu hubka qaadan doono oo uu difaaco dalkiisa , haddii Mareykanku ka dhabeeyo hanjabaado uu wado .

Petro oo hore ugu qayb qaatay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay Colombia , ayaa hadda qaadan qoriga oo uu hore ugu dhaartay in uu mar kale qaato sida uu sheegay , waxaana uu beeniyay eedo la xidhiidho in dawladdu martigeliso kooxaha ka ganacsada xashiishada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles