Wednesday, July 30, 2025

Madaxda Galmudug iyo Safiirka Tuurkiga oo ka hadlay hagaajinta Kaabayaasha dhaqaalaha.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safiirka dowladda Turkiga u qaabilsan arrimaha Dalka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Magaalada Mudane Mudane Alper Aktaş.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay iskaashiga dhanka horumarka iyo dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug sida, Dakedda Hobyo , dhismaha wadooyiinka iyo Garoomada Diyaaradaha.

Sidoo kale labada Masuul ayaa isla gartay in Shirkadaha gaarka loo leeyahay ee wadanka Turkiga ay maalgashi ku sameeyaan Galmudug madaama inta badan Galmudug ay ka jiraan amni la isku halayn karo.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles