Saturday, June 28, 2025

Kullan Ciyaareed lagu Maamusaayo U diyaar-garwoga 1da lulyo oo lagu qabtay Balcad.

Iyadoo lagu guda jiro todobaadka xuriyada iyo munaasabada 26ka June sidoo Kalena foodna inagu soo heyso 1da lulyo ayaa waxaa garooka kubadda cagta dr ayuub jenyo ee degmada balcad lagu qabtay kulan ciyaareed lagu maamuusaayo u diyaar garowga maalinta weyn ee 1da luulyo oo ah maalin ay midoobeen labada gobol ee koonfur iyo waqooyi isla markaasna xuriyada ay heleen gobolada koonfureed ee soomaliya.

Kullanka ugu horeeya waxa ciyaaray kooxaha ka ciyaara heerka 1aad ee degmada balcad kuwaasi oo kala ah banadir fc iyo interbanana fc.

Masuuliyiin uu kamid yahay gudomiyaha xiriirka kubada cagta,gudomiyaha olomkida iyo gudomiye ku xigeenka arimaha bulshada degmada balcad ayaa goob jog ahaa iyagoo si rasmi ah u daah furay kullankaani.

Degmada balcad waa sanadkii ugu horeeyay ee lagu qabto kulan ceynkaan oo kale ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles