Kullan ciyaareedkan ayaa ahaa mid lagu dhiirigelinaaye garsoore cumar c.qaadir cartan oo ilaa heer caalami ah kasoo noqday garsoore ayaa Marti geliyay xiriirka kubada cagta degmada balcad oo ugu horeyo gudomiye Aweys Cali daahir kabiila gudomiyaha xiriirka kubada cagta degmada balcad.
Waxaa kasoo qeyb galay maamulka degmada balcad garsooreyaal xogheyaha Kubada cagta hirshabelle xildhibaan iyo dhalinyaro.
Kullan ciyaareedkan waxuu ka qabsoomay gaoonka kubadda cagta ee Dr Ayuub Jeenyo ee degmada balcad.
Degmada balcad oo ah degmo laga xiiseeyo ciyaaraha ayaa marba marki ka dambeysa waxa soo gaara masuuliyiin iyo dhalinyaro kuwaasi oo u yimaada dalxiis iyo kullan ciyaareed is dhex gal bulsho ah.