Wednesday, October 15, 2025

Hoggaamiyihii Mucaaradka ee Dalka Kenya oo Geeriyooday

Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Odinga, uu geeriyooday isagoo jira 80 sano.

Warar maxalli ah ayaa sheegay inuu ku sugnaa xarunta Ayuverdic ah oo ku taal gobolka Kerala ee koonfurta Hindiya.

Raila waxaa lagu soo warramayaa inuu u geeriyooday wadno istaag.

Odinga wuxuu sanado badan ku qaatay isagoo ah hogaamiye mucaarad ah, isagoo ku guuldareystay shan tartan oo madaxweyne, tan ugu dambeysayna ay ahayd saddex sano ka hor.

Wuxuu raysal wasaare u ahaa mid ka mid ah ragga ka adkaaday, sida Mwai Kibaki laga bilaabo 2008-kii ilaa 2013.

Waxaa jira warar sheegaya in xaaladdiisa caafimaad ay aad u liidatay, inkastoo ay qoyskiisu xaaladaas beeniyeen.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles