Friday, December 19, 2025

Ciidanka Boliiska oo isu diyaariyay Xuska 82-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka.

Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliiska ee Generaal Kaahiye oo dib u habayn lagu sameeyey Salaan uga qaatay Cutubyada loo diyaariyey Xuska Sanad guurada 82-aad ee kasoo wareegatay markii la asaasay Ciidanka Booliiska.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa la aas aasay 20 December 1943-kii.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles