Friday, August 1, 2025

Chelsea oo Dhammeystirtay Saxiixa Daafac u Ciyaara Ajax

Kooxda Chelsea ayaa dhammeystirtay heshiiskii daafaca kooxda Ajax, Jorrel Hato, iyadoo la sugayo oggolaanshaha guddiga kormeerka ee kooxda reer Netherlands.

Hato, oo ah xiddig heer caalami ah oo u ciyaara xulka Netherlands, ayaa la filayaa inuu saxiixo qandaraas soconaya ilaa 2032.

Daafacan 19-jirka ah ayaa u safri doona tijaabada caafimaad marka oggolaanshaha rasmiga ah laga helo guddiga maamulka Ajax, iyadoo ay horey uga heshiiyeen shuruudaha shaqsiyadeed ee uu Chelsea ugu biirayo.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles