Tuesday, March 17, 2026

CAALAMKA

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...

Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...

Madaxweyne Geelle oo Cambaareeyay Saldhigga Israa’iil ee Berbera.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha...

Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan.

Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi...

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Ciraaq.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya Mudane Dr. Qahtan...

Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Ka Qaybgalay Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Caadiga ah ee...

Wasiirka amniga oo la kulmay madax ka tirsan boqortooyada Sucuudiga.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan la yeeshay Wasiir ku...

Israa’iil oo war ka soo saartay wadahadalada Iran iyo Mareykanka.

Wasiirka tamarta ee Israa’iil, ayaa sheegay in heshiis macquul ah oo dhex mara Washington iyo Tehran aanu wax micna ah soo kordhineyn.“Ma jiro...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.Heshiiskan ayaa...