CAALAMKA
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr...
Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.
Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga...
Madaxweyne Geelle oo Cambaareeyay Saldhigga Israa’iil ee Berbera.
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha...
Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan.
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda Carabta.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda Carabta, oo uu hoggaaminayay...
Shir madaxeedka Midowga Afrika oo ka furmay Itoobiya.
Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika ayaa maanta ka fumay xarunta Midowga ee magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.Furitaanka shir-madaxeedka waxaa ka soo qayb...
Booliska Kenya oo xiray Nasir Cige iyo eedeynta loo haysto.
Qoraal kasoo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in Nin 37 jir ah oo heysta labada dhalasho ee Soomaaliya iyo Australia lagu xiray garoonka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo madaxtooyada qaranka ku qaabilay wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo...
Madasha shirkii 5 aad ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Nairobi ku soo dhaamaaday.
Magaalada Nairobi waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay madasha shirkii 5-aad ee u dhaxeeyay xubno ka socday Dowladda Federaalka iyo Dowlad...
Bangladesh oo maanta doorasho gelaysa.
In ka badan 120 milyan oo qof oo ku nool Bangladesh ayaa maanta la filayaa inay u dareeraan codbixinta si ay u doortaan dowlad...

