CAALAMKA
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay...
Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Magaalada...
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta
Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay...
XAMAAS oo Shuruud ku xirtay siideynta 55 La-haystayaal Reer Galbeed ah
Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray inuu Fashil ku yimid qorshe shalay oo Isniin ahayd lagu sii dayn...
Israa’iil oo duqeysay Masar iyo khasaaro ka dhashay
Afhayeenka Milliteriga dalka Masar, Kolonel Qariib C/Xaafid Qariib ayaa xaqiijiyey inay Askarta ku dhaawacmeen Duqeyn Madfac uu Taangi Israeli ah uu si qaldan loogu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Mareykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.Guddoomiyaha...

