CAALAMKA
Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...
Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...
Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.
Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...
Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...
Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya.
Midowga Yurub ayaa markab dagaal u soo diray xeebaha Soomaaliya, kadib markii kooxo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah ay isku dayeen inay weeraraan...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo dalka u...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirennimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Masar.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirennimo, Safiirka cusub...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka hadlay shirka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay kulan looga hadlayay Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dib u dhiska xabsiyada dalka.
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca...
Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York.
Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dambayn ku guulaystay inuu noqdo duqa...

