CAALAMKA
Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...
Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...
Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.
Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...
Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...
Dab ka kacay Turkiga oo ay dad ku dhinteen.
Dab ka kacay bakhaar lagu iibiyo barafuunka oo ku yaalla waqooyi-galbeed ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay lix qof.Dabka ayaa ka kacay 09:05...
RW Ku xigeenka dalka“Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad ka jeediyay kulan lagu xusayay 10 sano guurada Heshiiska Paris, kaas...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wakiilka ahna Agaasimaha Hay’adda Qaramada Midoobay...
Israa’iil oo xirtay xuduuda ay la wadaagto Masar.
Wasiirka Difaaca Israa’iil, Yisrael Katz, ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in uu amar ku bixiyay in ciidamada ay xiraan xadka u dhaxeeya Israa’iil iyo Masar...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan xasilinta oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika.
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la...
Maayarka cusub ee New York oo sheegay inuu xiiseynayo inuu wadahadal la yeeshoTrump.
Duqa cusub ee magaalada New York – Zohran Mamdani – ayaa sheegay inuu xiiseynayo inuu wadahadal la yeesho Madaxweyne Trump, isla markaana uu kala...

