Saturday, June 20, 2026

CAALAMKA

Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...

Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...

Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.

Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...

Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...

Cumar C/Qaadir oo loo aqoonsaday garsooraha sanadka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika.

Cumar Cabdul-Qaadir oo ah garsoore caalami ah oo Soomaaliyeed ayaa sanadkaan loo doortay garsooraha ugu Fiican ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika .Guddiga abaalmarinta ee...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa xarunta Madaxtooyada Baydhabo kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Francesca Di...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo loo doortay Guddoomiyaha golaha sharci dejinta Baarlamaanada EAC.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiisyo Is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada...

Faahfaahino kasoo baxaya ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee Shalay loogu geystay Muwaadin Soomaaliyeed deegaanka Kraaifontein oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada...

MW Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Safaarada Soomaaliya ee Al Jeeriya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, waxaana Masuuliyiinta la socday ka mid ahaan Wasiirka...