Saturday, June 20, 2026

CAALAMKA

Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...

Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...

Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.

Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...

Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...

Maraykanka oo markab shidaal ku qabtay xeebaha Venezuela.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ku qabteen markab shidaal oo marayay xeebaha dalka Venezuela, taasi oo muujineysa inuu sii...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii wada fadhiyada bahda dublumaasiyiinta shisheeye.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo sii wada kulamada uu la leeyahay ergada diblumaasiyadda fadhigoodu yahay dalka ayaa maanta qaabilay danjiraha...

Australia oo ku waabariisatay sharci cusub.

Xayiraadda warbaahinta Baraha bulshada ee ugu horreysa adduunka ee dadka ka yar 16 sano ayaa ka dhaqan gashay AustraliaMalaayiin caruur ah iyo dhalinyaro da’doodu...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha Masar ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed...

G/Aadan Madoobe oo qaabilay Safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya...

Raiisul Wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dal weynaha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu.Ra’iisul Wasaaraha...