Saturday, June 20, 2026

CAALAMKA

Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...

Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...

Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.

Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...

Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay danjiraha Itoobiya.

Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya u...

Trump oo dalal kale ku daray liiska xayiraadda socdaalka.

Madaxweyne Donald Trump ayaa kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka ee Mareykanka, isagoo ka mamnuucaya muwaadiniinta shan dal oo dheeri ah iyo dadka ku safraya dukumeentiyada...

MW Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee dalka Sweden

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee dalka Sweden...

Taliyaha ciidanka dhulka Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta kusoo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan.

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo uu hoggaaminaayay Safiirka udalkaasi...

R/Wasaaraha XFS oo qaabilay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadiya Soomaaliya Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax...