Saturday, June 20, 2026

CAALAMKA

Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta...

Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.

Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula...

Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.

Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay...

Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Madaxa cusub ee UNHCR Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulan la yeeshay Madaxa cusub ee Hay’adda...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland.

Magaalada Jidda ee Dalka Sacuudi Carabiya waxaa ka socda shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka.Shirka ayaa loo...

Wasiirka Kallumeysiga XFS oo la kulmay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, oo uu wehlinayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Cali Ifiye, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo maanta ku soo wajahan Muqdisho iyo Wadooyinka oo xiran.

Ciidamada ammaanka ayaa xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, xilli Magaalada uu ku soo wajahan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha, Wang Yi, kaasi oo...

Bayaan ku saabsan booqashada sharci darada ah ee Israel ay ku tageen Gobolka Woqooyi Galbeed ee JFS.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangaladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indunuusiya, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan,...

Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga. Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal...