CAALAMKA
Turkiga oo diyaarado casri ah keenay Muqdisho iyo Qorsho kale.
Wargeyska The Middle East Eye ayaa waxaa uu si rasmi ah u qiray in Turkigu maalintii Arbacadii magaalada...
Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray...
Madaxa Hay’adda SODMA iyo Safiirka Masar ee Soomaaliya oo yeeshay kulan muhiim ah.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka...
RW Xamsa Cabdi Bare oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo...
Wasiirka Qoyska oo la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qatar.
Wasiirka wasaaradda Qoyska dowladda FS Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ku guda jirta safarkeeda dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, ayaa maanta kulan la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaaday Ra’iilsul wasaaraha Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi...
Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza.
Xukuumadda Israa’iil ayaa ansixisay qorshaha wajiga koowaad ee xabad joojinta Gaza,kaas oo dhigaya in qeybo kamid ah gaza ay Israel ka baxdo,si la isu...
Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis xabad joojin ah.
Israa’iil iyo Xamaas ayaa heshiis is afgarad oo hordhac ah ku wada gaaray magaalada Sharma shiikh ee dalka Masar, kadib wada hadalo ay dhexdhexaadiyeen...
UK oo ballanqaadday inay sii wado taageerada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha iyo maamul wanaagga.
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xoojinta xuquuqda aadanaha iyo nidaamyada maamul wanaagga, iyadoo arrintaas...

