WARARKA

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Deni oo ka digay labo khatar oo halis ku ah dalka.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadlayey qaar kamid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaah doorashooyinka, waxka-beddelka dastuurka iyo qorshaha golaha...

Xamaas oo dib u qabsatay qeybo badan oo Qasa ah.

Markii xabbad-joojin ay soo rogtay dowladda Maraykanka oo ay hakinaysay dagaalkii Qasa bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, dagaalkii Xamaas ee ka dhanka ahaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka, isaga oo sheegay...

Hoggaanka Golaha Mustaqbalka oo ka shiraya mowqifkooda ku aadan doorashooyinka.

Madaxda Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa maanta shir ku yeelanaya magaalada Muqdisho, iyaga oo ka arrinsanaya mowqifkooda ku aaddan hannaanka doorashooyinka dalka.Kulankan ayaa la...

Xiisad dagaal oo ka soo cusboonaatay xuduuda Itoobiya iyo Eritrea.

Xiisad amni oo sii kordheysa ayaa laga dareemayaa waqooyiga Tigray, iyadoo dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal dib u soo cusboonaaday ay walaac ku abuureen...

Q.M oo ku baaqay in Tanaasul ay muujiyaan madaxda DFS iyo hoggaanka Mucaaradka.

Qaramada Midoobay ayaa bogaadisay wadahadalladii u dhexeeyay xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kuwaas oo looga gol leeyahay in xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed...