WARARKA
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo
Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland.
Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in wasaaraddu si buuxda u soo dhoweysay...
Taliye M.Mahdi oo shir guddomiyay Shirka Amniga Caasimada.
Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen dhammaan saraakiisha Booliska...
MW Xasan Sheekh oo ergo u dirsaday Mucaaradka.
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid ah wakiillada dowladda uga qeybgalaya wada-hadallada siyaasadeed ayaa gaaray Hotel Airport ee Muqdisho, halkaas oo...
DFS oo cambaareysay dad lagu dilay Nigeria.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro argagixiso oo ka dhacay gobolka Zamfara ee dalka Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada in ka...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta shir xasaasi ah ku yeelanaya Muqdisho.
Hoggaanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta shir ku yeelanaya magaalada Muqdisho, iyaga oo qorsheynaya kulan gaar ah oo ka dhacaya xeyndaabka Xalane.Shirkan ayaa lagu...
Meydadka dad tahriibayaal ah oo laga helay Liibiya iyo Giriigga.
Sideed ruux oo mayd ayaa laga helay biyaha badaha ee Liibiya iyo Giriiga, xilli tirada dadka socotada ah ee ku dhintay badda Mediterranean-ka ay...

