WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Madaxweynaha JFS oo salaaddii Ciidul fidriga la oogay shacabka deegaanka Gendershe.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo isugu jiray wasiirro,xildhibaanno iyo saraakiil ayaa saaka gaaray deegaanka Gendershe oo kamid ah...

Farmaajo oo garab istaag u muujiyay Lafta gareen.

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muujiyey taageeradiisa ku aaddan mowqifka Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), kaas oo uu...

Koofur Galbeed oo difaacday go’aanka xiriirka ay u jartay Dowladda Federaalka.

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii ay maamulkaasi xiriirka ugu jareen Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka.

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen waxqabadka...

Pakistan oo sheegtay in ay maleeshiyaad ku dishay xuduudda Afghanistan.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa sheegay in 10 dagaalyahan lagu dilay howlgal laga fuliyay degmada Zhob.Militariga Pakistan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka...